Rooble & xubno Wasiiro ah oo booqday Madaxweyne Xassan Shiikh (Sawirro)

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho  hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Dooran ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Waxaa Raisul Wasaaraha booqashadaas ku wehliyey Masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirada amniga iyo waxbarashada iyo weliba wasiir ku xigeenka warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Xusseen Rooble ayaa madaxweynaha cusub u rajeeyay … Continue reading Rooble & xubno Wasiiro ah oo booqday Madaxweyne Xassan Shiikh (Sawirro)